কর্মক্ষে ত্রে শো ষণে র বি রুদ্ধে একটি তথ্য পূর্ণ বহুভা ষি ক কী ট

Share on facebook
Share on twitter
Share on linkedin
Share on telegram

  • Waxaa la soo  daabacay buugaag yar-yar (Kit ) waxaan ku qoran macluumaad  ayagoo ku turjaman  luqado badan , waxaana soo  daabacay machadyada caawina-ka-hortagga dadka si sharci darada ah loogu  shaqeysto lana ogeysiiyo    shaqaalaha ajnabiga ah ee jooga Talyaaniga si u helaan macluumaad iyo adeegyada ee u baahan yihiin. Kaararka (KIT) waa kuwa ku  turjuman luqadaha soo socda:
    • Talyaani
    • franciis 
    • Ingiriis
    • Carabi

Macluumaadka qaar
Xafiisyada machadyada caawina-ka-hortagga dadka si sharci darada ah loogu shaqeysto wuxuu ka dhashay qayb ka mid ah mashruuca P.I.U.Su.Pr.Eme. (Percorsi individualizzati di Uscita dallo Sfruttamento),waana mashruuc ay iska kaashadeen Wasaaradda Shaqada iyo Siyaasadaha Bulshada, Agaasinka Guud ee Siyaasadaha Socdaalka iyo Isdhexgalka iyo Midowga Yurub, PON kana mid ah – Sanduuqa Bulshada Yurub 2014-2020.
Ujeeddadeedu waa in la aqoonsado dhibanayaasha si sharci darro ah loogu shaqaaleysto gudaha Talyaaniga iyadoo la siinayo taageero iyo fududeynta helitaanka adeegyada maxalliga ah iyo hawlaha  kala duwan ee mashruuca.

 

Waxaa lagala Xiriir karaa:

 645 Visite totali,  1 visite odierne

ঢাকার ইতালিয়ান দূতাবাস

বাংলাদেশ ঢাকার ইতালিয়ান দূতাবাস এড্রেস  Bay’s Edgewater, NE (N) 12 North Avenue, 3rd Floor, Gulshan 2, Dhaka 1212 https://goo.gl/maps/yHTUnNkUwKZWPeXeA    যোগাযোগ  যোগাযোগ করতে টেলিফোন করুন 

 2,491 Visite totali,  6 visite odierne

Continua a leggere »
Violenza di genere

মানব পাচার মানবাধিকারের একটি গুরুতর লঙ্ঘন

আপনি যদি শোষিত হয়ে থাকেন বা শোষণের স্বীকার হচ্ছেন তাহলে আপনি সহায়তা পেতে পারেন ৮০০২৯০২৯০ নম্বরে ফো্ন করুন ফ্রি-নামবিহীন- ২৪ঘণ্টা সক্রিয় যারা শোষিত হয়েছেন বা

 2,643 Visite totali,  6 visite odierne

Continua a leggere »