COD-19 DEGDEG AH EE TALYAANIGA


Caafimaad


Sharciga iyo shuruucda


Xarumaha qaxotiga iyo cawintoda


Svg Vector Icons : http://www.onlinewebfonts.com/icon

Shaqo


Caawimaad bulsho


Da’ayar


Tacadi guud


TUSALE: Sualo la is weydiiyo

Maabka

JumaMap – Xarun ka saacido qaxootiga ilaa heer wadanko dhan ah Waxeey saacida dhaman qaxootiga iyo uwa magangalyo doonka ah Waa qaab sahlan oo uu qofka ku heli karo warbixin dhamees tiran oo ku saabsan Dhaman xaladaha wadanka sida:
Barashada luuqada, caawinta xaga sharciga Dalbashada qaxootinimada Waxana ka heleysa caawimaad qeybo badan leh oo eey kula diyaarsanyihin Kulana garab jogan JumaMap,shaqaale yaqaan xag sharci, Xag wax barasho iyo xag caafimaadba Waxey ku xiran yihin inbadan ooka mid ah xarumaha qaxootiga saacido.
Kuwo wadanka gudahiisa iyo kuwo heer caalami ahba.
Waxana ku heleysa luuqado badan oo kala duwan warbixinada.


Ka dhigo shaahada weyn Maabka


Sii gudbi maabka

Ururada

3508

Isku geyn shaqada

5099

Magalada

739


Marti galin

Meelo loogu tala galay in dadka lagu soo dhoweeyo waqtiyada habeenkii, guryo loogu tala galay dumarka iyo dhallaanka, hoteello loogu tala galay waayeelka ama dadka jirran oo la xiriira nidaamka gurmadka deg degga eh oo aay hirgeliyeen dowladaha hoose iyo heyadaha samafalka. Adeegyadaan waxaa si ggar eh loogu tala galy dadka magangel;ya doonka eh ama qaxootiga uu aan jujirin nidaamka soodhoweenta iyaga loogu talagalay.

Saacidaad caafimaad

Isbitaallo leh bukaan socod, ururro samafal eh oo lacag la’aan bixiya adeegyo la xiriira daawooyinka asaasiga eh ama kuwa takhasus ah, (orientamento socio-sanitario) iyadoo ula jeedadu tahay in loo sahlo ka faaideysiga nidaamka cafimaad qofkii u baahda.

Iskuul Luuqada talyaniga

Barashada Luganda Talyaaniga was arris lama maarmaan u ah dada too gala dale Talyaaniga isla markaana raba ineey ka mid noqdaan mujtamaca Talyaanioga.. Barnaamijka waxbarashada iyo heyado siyaala kala down kudu diyaarinaaya fasallo Luqada Talyaaniga lagu barto oo lacag la’aan eh..Fasallada wax loogui tala galaxy ilmaha iso dada waaweeyn labadaba, waxeeyna u kala banana hearer kala down

Caawin qaabka shaqada lo radsado

Wax lira heyday, ururro shaqaale, ururro, xarumo shaqo (CPI) e xarumo ujiheeynta share helidda (COL) oo haha howl macluumad boxing lack la’aan eh ulajeedaduna that side qofku shako u help lahaa.Heydahaan for lags xusay qaarkood waxy gacan ka geeysan karaan barshada xirfado iyadoo ulajeeddadu tahay sidii loo xoonjin lahaa oqoontaada lagama maarmaanka u ah si aad ku gasho dunida shaqada.

Caawimaad dhaqale iyo sharci

Waxaa jira Heyado iyo ururro laga helo tala bixin la xiriirta arrimaha maamulka. Arrimaha aay ka tala bixiyaan kuwa ugu waaweeyn waxaa ka mid eh rafcaan ka qaadashada go’aannada diidmada codsiyada qaxootinimada, isukeenidda faamilka , qaadashada jinsiyadda iyo talooyinka la xiriira ruqsadda dal ku joogga.

Caawimaad cilmi nafsi

Isbitaallo, bukaan socodyo iyo xarumo aay joogaan koox takhasus ku leh badbaadada caafimaadka oo suurtagal ka dhigeeysa inaad hesho adeegyo kala duwan oo aay kamid yihin: (supporto psocologico c/o psichiatrico e certificazione medico – legale)

Komishanka/ Kastuurada/Xafiiska dacwada

Xarunta dhexe ee Xarunta Booliiska halkaas oo ay soo bandhigto codsiga ilaalinta caalamiga ah Meelaha Guddiyada Dhulka si loo aqoonsado ilaalinta caalamiga ah halkaas oo dhageysiga kuwa soo gudbiyay codsiga la qabtay. Goobaha Meelaha Hal-Joogta ah iyo Hareeraha oo ah halka ay isu keenayaan qoyska, muwaadinimada iyo dhaqamada kale ee maamulka.



Arimaha nadafada iyo cunada
Xarumaha la dagalanka tacadiga

Meelo loogu tala galay soo dhoweeynta iyo daryeelka dumarka loo geeystey fara xumeeyn iyaga iyo caruurtooda da’ada yar. Kooxda qaabileeysa dumarka iyo carruurtooda da’ada yar, waa ineey leedahay aqoon isku dhafan, oo awood u saamaxeeysa ineey arrinta wax laga qabto iyadoo isla maarkaana la dhowraayo dhaqamada ka la duwan iyo xaalka u gaarka eh qofka dumarka eh…

Caawimaada dadka naafada ah

Naafadu mama kaliya dhibaato caafimaad. Waa arrin adag, oo ka tarjumaysa isdhexgalka udhexeeya shakhsiyaadka jirka iyo qaababka bulshada ee uu isagu ama iyadu ku cool yihein. Ka kabashada dhibaatooyinka ay la kulmaan dada naafada ah waxy u baahan that waxqabadyo logo saar caqabadaha deegaanka iso caqabadaha bulshada.

Koorsoyin iyo fursado


Dhaman korsoyinka

Borojeetyada






compasso aereo carta


Sawiro


Sharciyada


Muqaal

Sacdidada shaqalaha

Nambaro muhiim ah




Xiriir

Loading

Waa maxay JumaMap

JumaMap – Services for Refugees waa khariidad loo sameeyay si ay kuu caawiso inaad si degdeg ah u hesho adeegyada kugu dhow ee waxtarka leh.
Halkaan waxaad ka heli kartaa meelaha lagu seexdo, lagu cuno, lagu barto af-Talyaaniga, iyo adeegyada taageerada caafimaadka, sharciyada ama nafsiyeedka, iyo sidoo kale adeegyo kale oo badan oo loo diyaariyey dadka socdaalka ah iyo dadka aan hoyga lahayn.

Mareegtu waxay ku jirtaa 17 luqadood.
Luqadda waxaad ka dooran kartaa liiska sare, oo ay ku jiraan: Albanian, Amharic, Arabic, Bengali, Chinese, Dari, Farsi, French, English, Pashto, Punjabi, Russian, Somali, Spanish, Tigrinya, Ukrainian, Urdu, Wolof.

Waxaad sidoo kale mobilkaaga kaga geli kartaa JumaMap: www.jumamap.it

Welcome Center

Haddii aad u baahan tahay taageero qof-qof ah, waxaad imaan kartaa Welcome Center:

Isniin
10:00 – 14:00 — Miiska hagista bulshada

Talaado
10:00 – 14:00 — Miiska taageerada nafsiyeed (18–26 sano)
14:00 – 17:00 — Miiska taageerada caafimaadka
14:00 – 18:00 — Miiska hagista bulshada
14:00 – 18:00 — Miiska taageerada sharciga

Arbaco
10:00 – 14:00 — Miiska hagista bulshada

Khamiis
10:00 – 14:00 — Miiska taageerada sharciga (18–26 sano)
14:00 – 18:00 — Miiska hagista bulshada

Jimce
10:00 – 14:00 — Miiska hagista bulshada
16:30 – 19:30 — Miiska taageerada sharciga

Taageero dhijitaal ah

Talaado 9:30 – 14:00
Arbaco 10:00 – 15:00
Khamiis 9:30 – 16:30

Lambarka bilaashka ah ee magangalyo-doonka iyo qaxootiga

Macluumaad iyo taageero telefoon ah waxaad ka heli kartaa lambarka bilaashka ah ee Arci ee magangalyo-doonka iyo qaxootiga:
800 905 570 (Gudaha Talyaaniga)
+39 351 1376335 (WhatsApp, Lycamobile iyo dibadda)

Waxay ka jawaabtaa Isniin ilaa Jimce, 9:30–17:00.
Waxa had iyo jeer shaqeeya fariin-qaade badan-luqadood oo leh shabakad tarjumaanno luqadeed ah oo ka jawaaba 35 luqadood.
Ama waxaad noogu soo qori kartaa: numeroverderifugiati@arci.it

Lambarka bilaashka ah ee dadka naafada ah ee socdaalka ah

NABILA waa adeeg bixiya dhageysi, taageero iyo hagid loogu talagalay dadka socdaalka ah ama qaxootiga ah ee qaba naafonimo ama nuglaansho kale.
Waxaad si bilaash ah ugu wici kartaa lambarka: 800 999 977.
Haddii aad doorbideyso inaad qof ahaan u hadasho, waxaad ballan ka qabsan kartaa Xafiiska Socdaalka ee Arci Nazionale:
Via dei Monti di Pietralata 16 – Rome.

Goob dhageysi iyo taageero loo hayo carruurta iyo dhallinyarada socdaalka ah

U-Report On The Move waa meel ammaan ah oo aad ku heli karto taageero sharci ah, sidoo kale waxaad si xor ah oo ammaan ah uga hadli kartaa dareenkaaga, dhibaatooyinkaaga iyo welwelkaaga.
Khabiir ayaa ku dhageysanaya oo kaa caawinaya inaad heshid taageerada kugu habboon.
Adeeggu wuxuu shaqeeyaa Isniin ilaa Jimce, 9:00–18:00.

Si aad u isticmaasho, waxaad fariin ugu diri kartaa Facebook Messenger adigoo adeegsanaya madal U-Report On The Move.
Koox cilmi-nafsiyaqaan ah ayaa ka jawaaba fariimaha waxayna ku siiyaan taageero gaar ah oo taxaddar leh.