Isbadal cusub ooku sabsan sijoornooyinka lo badali karo

Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on telegram

20ki disheembar 2020 waxa hirgalay sharciga  n. 173 kaso so kordhiyay aqbaraad cusub ooku saabsan QAXOOTIGA

WAxcusub

Magacyada sijoornooyinka loo badali karo sabab shaqo

Qodobka 1 bis sharicga. 6 kaso baxay T.U. qaxootiga: Waxa la kordhiyay nuuca sijoorno ee loo badali karo mid shaqo, hadii eey qasab kugu noqoto.. 

Marka lagaso tago mida wax barasho waxa kale oo la badali karaa sijoornooyinka hoos ku xusan:

Sijoornada mida labada sano ah ee ah mida xalada gaarka ah(hadi aadan diidmo heysan ama aadan geysan danbi weyn oo keeni kara in lagaa ceshto sharciga sida ku cad sharciga qodobkiisa 10 qodobka 2 D.lgs. n. 251/2007,  ama aad dhib ku tahay amaanka wadanka sida ku cad sharciga 12 D.lgs. 251/2007   

  • Sijoornada Heyb sooca
  • Sijoornada Degenaansho doorasho
  • Sijoornada Dhalasho doon ama tadi oo dhib weyn ka heysto
  • Sijoornada Mid isboorti
  • Sijoornada Mid farsamo ama fan
  • Sijoornada Mid Diimeed
  • Sijoornada Caawimada ilmaha
  • Sijoornada Sabab caafimaad