kaarka Cagaaran

Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on telegram

Karka cagaaran (ama Shahadada cagaaran) Waa kaar cadeenaayo in aad ku safri kartid dhaman wadanka talyaniga.

Laga bilaabo 6 da agoosto waxa qasab ah xita gobolada cadanka ah in eey:

  • in aad maqayadaha ama bararka gudahooda farisatid wa qasab kaarka cagaaran
  • si ad u gashid madxafyada iyo gobaha la midka ah
  • galista gobaha bandhig faneedka, xafladaha waa weyn, tartanada ciyaaraha nuuceey noqdaanba
  • ka qeyb galka goobaha dhaqanka sida xarumaha la iskugu tago ee bandhig dhaqamedyada,(marka laga reebo goobaha waxbarashada ee xiliga fasaxyada)
  • galista goobaha ciyaraha kala duwan iyo dhismeyaasha lo almiito tago,(dabaasha, jiimka,garoonka ciyaraha ee kooxa) kuwooda xiran, iyo goobaha dabaasha
  • galista goobaha caafimaad iyo kuwa lo yaqan RSA
  • galista goobaha dalxiiska, iyo dabaal degyahgda
  • ka qeyb galka, tacsiyada, xafladaha diimeedka io shirarka waa weyn
  • ka qeyb galka xafladaha iyo casiumadaha
  • ka qeyb galka tartanada shaqalaha dowlada
  • galista goobaha qamaarka nuuc walba

Waxa laga dalban karaa:

  • gal webka  dgc.gov.it adigo isticmalayo Spid ama karka caafimaad ama sharcigada
  • ablikeshanka Immuni
  • ablikeshanka IO
  • furo kiiskaskaha caafimaad si toos ah
  • u tag dhartarkaga ama kan ilmaha ama farmashiyada midka doonto

Wuxu noqon kara warqad ama mid dijitaal ah, wuxuna cadneyaa:

  • in aad sameesay ugu yaraan 1 talaal oo covid-19 ah
  • in laga wayay korona baarisna laguugu sameeyay 48 sacadood ee u danbeesay
  • in aad kaso bogsatay COVID-19 lixdi bilood ee u danbeesay.
Pidgin English
Pular
Soninke
Bambara

This page is also available in: Italiano (Italian) English (English) Français (French) Shqiptare (Albaaniyaan) العربية (Arabic) Español (Spanish) বাংলা (Bengali) 简体中文 (Chinese (Simplified)) Punjabi (Punjabi) Русский (Russian) اردو (Urdu) አማርኛ (Amxaar) Tigrinya (Tigrinya) Wolof (Wolof)

SIDEN KU SHARCIYEEYAA SHAHADOOYINKEYGA WAX BARASHO?

 231 Visite totali,  9 visite odierne This page is also available in: Italiano (Italian) English (English) Français (French) Shqiptare (Albaaniyaan) العربية (Arabic) Español (Spanish) বাংলা (Bengali) 简体中文

 231 Visite totali,  9 visite odierne

MSNA

Ilmaha kaligood socio ee aanan heysan masuul

 191 Visite totali,  5 visite odierne This page is also available in: Italiano (Italian) English (English) Français (French) Shqiptare (Albaaniyaan) العربية (Arabic) Español (Spanish) বাংলা (Bengali) 简体中文

 191 Visite totali,  5 visite odierne

Guurka

 191 Visite totali,  5 visite odierne This page is also available in: Italiano (Italian) English (English) Français (French) Shqiptare (Albaaniyaan) العربية (Arabic) Español (Spanish) বাংলা (Bengali) 简体中文

 191 Visite totali,  5 visite odierne