
20ki disheembar waxa hir galay shariga cusub ee n. 173 Kasoo hirgaliyay shuruc cusub oo ku saabsan QAXOOTIGA
Wax cusub
DEGENANSHAHA OO LAGU SAMEYO
qodobka. 5 bis ee T.U. Qaxootiga
Qaxooti dalbadaha heysto sijoornada ama warqada ku sugashada ah wuxu xaq u leyahay in loo diwan galiyo degenanshahisa si la mid ah kuwa kale.