BAHDILADA XUQUUQDA ADANAHA WAA XAALAD XUN OO XAGA SHARCIGA AH

Share on facebook
Share on twitter
Share on linkedin
Share on telegram

HADII AAD KU NOOLEED AMA KU NOSHAHAY GUMEYSO WAA LAGU CAAWIN KARAA

WAC NAMBARKA 800290290

SI BILAASH AH -XORNA AH FURAN 24 SAAC

Talyaaniga waxa jiro adeegyo badan oo iyo ilaalin saacidaad dadka ku nool ama kusoo noolaaday nolol cabiidsi ah ama bahdilaad leh.

Adeegyadaas waxa ka mid ah in lagu siiyo adeeg kuu gaar ah, guri ad ku noolaato kaasoo eeysan cidina ogaan doonin si loo ilaaliyo xalkaga guud. Hadii aad tahay dhibane u bahan waxan kugu xiri karna kuwa ku saacidi karo kuna sharaxo sharciyada iyo qeynuunka eeyku shaqeyaan.
Waxaad ugu tagi karta xita kaliya in aad war bixin kooban kasoo hesho .

Hadii aad ku sugantahay xalkan waxa awoodaa:

  • Hel war bixin iyo sharci ku saabsan xaqa aad leedahay.
  • Hel adeeg caafimaad oo aad u baahantahay
  • Hel goob aaku noolato oo sir ah hadi aad amaankaga u baqdo
  • Weydiiso codsi dowlada Talyaaniga si aad usii joogto wadanka ama aad u badalato Sijoornada
  • Hadii aad dooneyso inaad ku labato wadankaga waxa lagugu saacidaya qaab ilaalinayo xuquuda qofka iyo borojeed saacido qofka labanayo.
“Waxan xiriir wadaagnay gabadha ii balanqaaday in eey I keneyso Talyaniga si aan nolosheyda u badalo, hada waxan ku noolahay nolol adag tasoo igu qasbeyso in aan jirkeyga ka ganacsado si aan u bixiyo deenta la igu keenay”.
J.R, 22 jir
“Waxaan soo galay safar aad u dheer sababto ah aabahey ayaa goansaday in aan Yurub imaado si aan u saacido reerkeena, hada waxan shaqeya 10 sacadood maalinki isbuuca oo dhan maalina kama nasto, waxana ku noolahay goobta an ka shaqeeyo, welina waaan gudaa deenti la igu keenay isla qofki i keenay aana i geeyay shaqada”.
M.H, 18 Jir
“Waxaa la igu shekeyay in aan nolol wanagsan ka heli doono halkan, hadase waxan ku nolahay jidadka waxan ka tuugsada dukamada hortooda si aan u dhiibo lacagti la igu keenay weli”.
G.S, 20 jir

Presidenza del Consiglio dei Ministri / Ministero dell’Interno / Unhcr