Hirgalinta talaalka cudurka faafa ee Covid-19

Share on facebook
Share on twitter
Share on linkedin
Share on telegram

Hirgalinta talaalka cudurka faafa ee  Covid-19

laga bilaabo 27ka disheembar waxa midowga yurub(EU) laga hirgaliyay talalka cudurka Covid-19

Dadka la talaalayo waxa la kala siiyay mudnaan gara: 

  •  Shaqalaga caafimaadka iyo gargaarka:
  • Dadka degan ama kuwa ka shaqeyo xarumaha wayelada lagu xanaaneeyo ee loo yaqaano (RSA) 
  • Dakda wayeelada ah

WARBIXIN GUUD

  • Talaalka cudurka Covid-19 waa BILAASH
  • Talaalka cudurka Covid-19 waxa leh DHAMAN (talyani ama ajnabiba)
  • Talaalka cudurkan MALA siin doono ilmaha ka yar 16 sano
  • Talaalka Covid-19 MA AHA QASAB lakin wa muhim in la talaalo inta badan bulshada si loo xakameyo
  • Talaalka hada eey ogolatay hey’ada cafimadka ee loo yaqano EMA waxa loo isticmala  Laba mar oo qofka la siyo  ayado loo dhaxeysinayo isbuucyo.
  • Qofki uu horay uguso dhacay Covid wa caadi oo wey istalaali karaan
  • Waxa socoto soo saarida daawada mar walba oo eey soo badatana bulshada ayaa loo qeybin doona lana gaarsiin dona dhaman

Tag qeybta  ‘ Warbixinta iyo balansashada talalka Covid-19’ (Ma sameenaa?)

Xigasho: TOOS webka dowlada