Ujeedada macluumaadka loogu qoray luqado badan waa ka-hortagga si aan sharci daro ah loogu shaqeysan dadka goobaha shaqada

Share on facebook
Share on twitter
Share on linkedin
Share on telegram

Waxaa la soo  daabacay buugaag yar-yar (Kit ) waxaan ku qoran macluumaad  ayagoo ku turjaman  luqado badan , waxaana soo  daabacay machadyada caawina-ka-hortagga dadka sida sharci darada ah loogu  shaqeyto lana ogeysiiyo    shaqaalaha ajnabiga ah ee jooga Talyaaniga si u   helaan macluumaad iyo adeegyada ee u baahan yihiin.

Waxaa la soo  daabacay buugaag yar-yar (Kit ) waxaan ku qoran macluumaad  ayagoo ku turjaman  luqado badan , waxaana soo  daabacay machadyada caawina-ka-hortagga dadka si sharci darada ah loogu  shaqeysto lana ogeysiiyo    shaqaalaha ajnabiga ah ee jooga Talyaaniga si u helaan macluumaad iyo adeegyada ee u baahan yihiin. Kaararka (KIT) waa kuwa ku  turjuman luqadaha soo socda:

  • Talyaani
  • franciis 
  • Ingiriis
  • Carabi

Macluumaadka qaar

Xafiisyada machadyada caawina-ka-hortagga dadka si sharci darada ah loogu  shaqeysto wuxuu ka dhashay qayb ka mid ah mashruuca P.I.U.Su.Pr.Eme. (Percorsi individualizzati di Uscita dallo Sfruttamento),waana mashruuc ay iska kaashadeen Wasaaradda Shaqada iyo Siyaasadaha Bulshada, Agaasinka Guud ee Siyaasadaha Socdaalka iyo Isdhexgalka iyo Midowga Yurub, PON kana mid ah  – Sanduuqa Bulshada Yurub 2014-2020.

Ujeeddadeedu waa in la aqoonsado dhibanayaasha si sharci darro ah loogu shaqaaleysto  gudaha Talyaaniga iyadoo la siinayo taageero iyo fududeynta helitaanka adeegyada maxalliga ah iyo hawlaha  kala duwan ee mashruuca.

 

Waxaa lagala Xiriir karaa:

 502 Visite totali,  1 visite odierne

Safaaradda Talyaaniga ee Khartoum

SUUDAAN Safaaradda Talyaaniga ee Khartoum Cinwaanka Dhismaha Europe Complex, 21st Street 39 – Block 61 – Khartoum 2 P.O.Box 793 Khartoum – Suudaan https://goo.gl/maps/QvaeKMVbbcxzpU9 A6

 277 Visite totali,  1 visite odierne

Continua a leggere »