Sharciga 3da disheembar iyo sharicga Kirismaska

Share on facebook
Share on twitter
Share on linkedin
Share on telegram

Laga bilabo 21/12 ilaa 6/01 Wa mamnuuc nuc is lagaso baxo hoyga sacada 22 ilaa 5

01/01 Wa mamnuuc nuc is lagaso baxo hoyga sacada 22 ilaa 7  

Isla gobolka ad dagantahay wala ogolyahay in ad hoygada tagto ama komunka gudahisa marka laga rebo 25 , 26 dishembar  iyo 1 Jenayo.

Tariqda 24 dishembar 2020 ilaa  6  Jenaayo  2021, Wala ogolyahay isku socodka, 1 mar malinki  ugu badnaan laba qof iney tagan hoyga qof kale oo eeysan la daganeen iska gobolka. Qofka ama labada qof ee tagayo guriga eysan deganeen waxey wadan karan islamha eey da’adooda ka yartahay 14ka sano ama naafada ah ee aan isku filneen.

Dhaman talyaniga gudahiisa waa Gaduud waxeyna ka dhigantahay in anan la iskugu socon karin sabab la’aan.

Waxa xirnanayo Barka, maqayadaha, goobaha ciyaraha iwm, waxa la ogolyahay in laga qato ama la dalbado ilaa sacada 22.00 guri geentana wa xuduud la’aan. domicilio senza limiti d’orario.

Waxa furnaanayo subermarketka, dukamada cunada, farmashiyaha gobaha daawo dhaqamedka, tanakayada, tima jaraha ama burkiyeerkaba.

Dhaman gudaha wadanka Oranjiga waxa loo ogolyahay isku socod komunka dhexdisa ah bila xad.

Waxa xirnanayo Barka, maqayadaha, goobaha ciyaraha iwm, waxa la ogolyahay in laga qato ama la dalbado ilaa sacada 22.00 guri geentana wa xuduud la’aan. domicilio senza limiti d’orario.

Waxa furnaan karo ilaa 21:00