Waxa la qoray 22 oktoobar 2020
CALABRIA
Laga bilaabo 23ka Oktoobar waxa mamnuuc ah in la socdo gudaha Gobolka laga bilaabo sacada 24:00 ilaa 05:00 subaxnimo marka laga reebo:
✓ Socod shaqo oo cadeen wato;
✓ Socod ku saleysan baahi gaar ah ama sabab caafimaad.
Dhaman isku socodka waa in aad ku cadeesaa warqad sharciyeysan oo aa dka heleyso halka hoose: [Kudhufo]
Dhaman warbixinadi ugu danbeyay ee Gobolka Calabria: [Kudhufo]
CAMPANIA
Laga bilaabo 23ka Oktoobar waxa mamnuuc ah in la iskugu socdo meel ka baxsan magalka aad dagantahay oo aad ado magal kale ooka tirsan gobolka Campania. Marka laga reebo:
✓ Socod shaqo oo cadeen wato;
✓ Isku socod gaar ah oo ku saleysan sabab famil oo cadeena wato;
✓ Isku socod ku sababeysan wax barasho;
✓ Socod ku saleysan baahi gaar ah ama sabab caafimaad.
Dhaman isku socodka waa in aad ku cadeesaa warqad sharciyeysan oo aa dka heleyso halka hoose: [Kudhufo]
Waqti walbaba waxa la ogolyahay in uu qofka dib uguso labto hooygiisa.
Dhaman warbixinadi ugu danbeyay ee Gobolka Campania: [Kudhufo]
LAZIO
Laga bilaabo habenka 23ka Oktoobar waxa mamnuuc ah isku socodka habeenki laga bilaabo sacada 24:00 ilaa subaxdi 05:00 gudaha gobolkamarka laga reebo:
✓ Shaqalaha u socdo gobta shaqada ama kaso labanayo
✓ Socod ku saleysan baahi gaar ah ama sabab caafimaad.
Dhaman isku socodka waa in aad ku cadeesaa warqad sharciyeysan oo aa dka heleyso halka hoose: [Kudhufo]
Dhaman warbixinadi ugu danbeyay ee Gobolka Lazio: [Kudhufo]
LOMBARDIA
Waxa mamnuuc ah isku socodka habenki sacada 23:00 ilaa 05:00 subaxnimo marka laga reebo:
✓ Shaqalaha u socdo gobta shaqada ama kaso labanayo
✓ Socod ku saleysan baahi gaar ah ama sabab caafimaad.
Dhaman isku socodka waa in aad ku cadeesaa warqad sharciyeysan oo aa dka heleyso halka hoose: [Kudhufo]
Waqti walbaba waxa la ogolyahay in uu qofka dib uguso labto hooygiisa.
Dhaman warbixinadi ugu danbeyay ee Gobolka Lompardia: [Kudhufo]
382 Visite totali, 2 visite odierne